Fahamka Caawinaadda Dheeraadka Ah ee Aad u Baahan Tahay Si Laguugu Fidiyo Caawinaad Dheeraad Ah Ee Bixinta Kharashka Daawada Ee Medicare
Authored By: US Social Security Administration
Dakhliga iyo hantida, Haddii Aad Tahay Indiyaan Ameerikaan Ama Qof U Dhashay Alaaska, Haddii aad tahay xubin qoyska ka tirsan, shaqaalaha daryeelka ama xubin sadexaad, Racfaan ka qaadashada go'aanka, Sidee ayaan ku heli karaa macluumaad dheeraad ah?
Link: www.ssa.gov
Last Review and Update: May 09, 2017