Iska Ilaali Qalinshubatada Soogalootiga oo Hel Caawimaad Run ah

Authored By: Federal Trade Commission

Qalinshubatadu waxay ogyihiin in ay adag tahay hawsha habraaca soogalootiga. Jahwareerin ayey adeegsadaan si ay ugu khiyaamaan dadka raadinaya in la caawiyo. Halkan ka akhriso tusaaleyaasha caadiga ah ee qalinshubatada soogalootiga, baro sida lagu ogaado iyo sida looga fogaado, iyo meesha aad ka heli karto caawimaad dhab ah.

Last Review and Update: Oct 24, 2025
Volver arriba